Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL: Beel Hub Miisaan Culus iyo 500-Ciidana ku Wareejisay RW. Khayre

Waxgaradka iyo Odayaasha magaalada Xeraalle ayaa Gaadiid dagaal oo Noocyo kala duwan leh  iyo Ciidamo gaadhaya 500 Waxay ku Wareejiyeen Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre.H

Waxgaradka ayaa sheegay inay  Qaranimo door bideen, waxayna xuseen inay Ciidankan iyo Hubkan Naftooda ku difaacan jireen, hadana ay Waajibkaas ka rabaan Dawladda Soomaaliya iyagoo ku Wareejiyey Ciidanka iyo Hubkiiba.

Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Booqasho ku marayey Deegaano ka tirsan Galmudug, Iyadoo Wadahadalo Midho dhal ah uu la yeeshay dhinacyadda Siyaasadda Galmudug isku hayey.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...