Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Garoowe: Madaxwaynaha Puntland oo magacaabay 7 Masuul iyo Xilalkooda !

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray waxaa uu magacaabay taliyaha ciidamada daraawiishta, gudoomiyaha gobolka Karkaar, Taliyaha qaybta booliiska Karkaar, Agaasimaha kooxda fanaaniinta waaberi Puntland iyo La Taliye dhinaca Warbaahinta.

Halkan Hoose ka Akhriso Jagooyinka la magacaabay.

Sareeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere, waxaa loo magacaabay Taliyaha ciidamada Daraawiishta.

S/Guuto Axmed Cali Salaad loo magacaabay Taliye Xigeenka 2-

ad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

Siciid Maxamed Faahiye loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Karkaar.

Cabdicasiis Yuusuf Maxamuud Caamir loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Karkaar.

G/Dhexe Cabdulqadir Jaamac Dirir loo magacaabay Taliyaha Qaybta Ciidanka Booliska gobolka Karkaar.

Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Shube loo magacaabay Guddoomiyaha Kooxda Waaberi Puntland.

Cabdicasiis Cilmi Yuusuf loo magacaabay La-taliyaha Arrimaha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Madaxtooyada Puntland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...