Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Visaha Hindiya oo la Fududeeyey oo Gudaha Soomaaliya laga Qaadanayo.

Safiirka Hindiya ee soomaaliya ayaa shegay inay dadweynaha doonaya inay u safraan wadanka hindiya ay u fududeeyeen Dal-kugalka wadanka hindiya (VISA) waxaana laga qaadan doonaa soomaaliya gudaheeda halka markii hore loo aadi jirey magaalada nayroobi.
Sidoo kale safiirka ayaa sheegay inay Maalgashi ku samaysan doonaan Garoowe, Safiirka Hindiya ee soomaaliya ayaa arimahan kaga dhawaaqay shira jaraaid oo ay wada qabteen madaxweynah puntland siciid cabdulaahi deni .
HALKAN HOOSE KA DAAWO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. MAXAMED CALI says:

    runtii waa arin fiican oo aan aad u bogaadinayo dadku dhib ayay ku qabeen markii hore hadii hada dalka laga qaadanyo waa maash allah




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...