Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xulista Baarlmaaanka Jubbaland oo Bilaabatay iyo Wararkii ugu dambeeyay

Odayaasha Dhaqanka ee Maamulka Jubbaland ayaa ku sii Qulqulaya magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaadhka ah ee Jubbaland si ay u soo xulaan xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland.

Maamulka Jubbaland ayaa u diyaariyey xarun gaar ah duqeydan iyagoo toddobaadkan soo xuli doona xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland.

Hase yeeshee waxaa hore u jirey khilaaf ku saabsan qaabka loo soo xulayo xildhibaanada.

Madaxweyaha Jubbaland ayaa doonaya in saddex xubnood beel 

Madaxweyaha Jubbaland ayaa doonaya in saddex xubnood beel walba ay keensato kadibna hal xubin laga dhex doorto,halka musharaxiinta kale ay fikirkan ka biyo diideen iyagoo codsaday in duqeyda dhaqanka ay soo xulaan xubintii u meteli lahayd baarlamaanka.

Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa la adkeeyay iyadoo ciidamo badan lagu arkayo wadooyinka magaalada.

Bisha Sideedaad ‘ August’ ee sanadkan ayaa lagu wadaa in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Jubbaland.

Doorashada Jubbaland ayaa si gaar ah isha loogu hayaa, waxaana Axmed Madoobe uu Noqday Hogaamiyaha keliya ee madashii maamulada ka hadhay oo khilaaf kala dhexeeyo Dawaladda dhexe.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Kenya Dalka Laga Xoreeyo Kenya Qalalaase Ayay Soomaaliya Kuhaysaa,
    Khaasatan “Badda” Soomaaliya Ayayba Haweysatey Arrintaas Waa In Kenya Ay Kashaleeydaa.




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...