Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay warbaahinta dowladda (PLTV) ayaa shaaciyay in la qaban doono cid kasta oo fiiso la’aan ku soo gasha gudaha Puntland islamarkaana sharciga lala tiigsan doono.

Dalkan Puntland waxaa lagu soo geli karaa waa fiiso,cid kasta oo tahriib iyo sharci –darro ku soo gasha dalka Puntland waa la qabanayaa maxkamad baana la horkeenayaa” ayuu yiri wasiir ku xigeenka Amniga Puntland.

Hadalka wasiirka ayaa kusoo beegmayo beegmaya xilli degaannada Puntland ay ku soo badanayan tahriibayaasha ka imaanaya koonfurta Soomaaliya iyo gudaha dalka Ethiopia kuwaasi oo qaarkood u sii gudbaan dhinaca dalalka Carabta.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. c/qani says:

    Soomaaliya Gudeheeda “Fiiso” Loogamashquulinaayo Baahna
    5ta Shanta Soomaaliweyn-na, Yaanlakala Deeyrin!!

    Heshiisyada Caalamiga Ah Iyo ‘Fiisayaashana Caasimada Muqdisho Ayaajaangooyadeeda Iskaleh.

    Qooyska Garoowe Kataliyaana, Maba Garanayaan!! Waxa Ay Dowladnimo Aytahay??

    Madaxda Garoowe Waxay Aaminsanyihiin,
    Mabdi’ii Ay Xabashi’e Iyo KENYA
    Kusoo Khasbeen (Jabhadii SSDF Ee C/hi Yuusuf) Labadaas Oo Qaab Adoonsi Ah Ay Itoobiya Ugafaa’iideeysatsatay!

    Kuna Khasabtay Ineey La Dagaalamaan,
    Dalkooda Iyo Diintoodaba? Arrintaas Oo Lagu Lagukhasbay.

    Cabdullaahi Yuusuf Iyo Kooxdiisa Adoonsi Iyo Axbsi Ayaa Itoobiya Ku Bartay Iney Dalkooda Iyo Caasimada (Muqdisho) Kusoo Duulaan.

    (Cabdullaahi Yuusuf Iyo Axmed Madoobe Iyo Ina Ileey) Dhamaantoodba Maxaabiis Ay Itoobiya Jarre Bartay Ayay Ahaayeen, Ikhtiyaarkood Iyo Awood’ Ay Leeyihiinna, Waligood Kuma Aysan Shaqeenin??

    Sidaasi Darteed Kooxaasi Waxaa Kamuuqata “Fulaynimo Iyo Argagax Ay Xabashi Kaqaadeen!

    Waxaana Suurtogal Ah Iney Wali Tigreedii Ka Ammar Qaataan (Dhaqaalena Ay Diraan Saraakiishii Tigree-da Ee Xukunka Laga Caayriyay!

    Khaastan Axmed Madoobe, Arrintaas Baaritaan Halagusameeyo, Ninkaan Sidii Uu Xabsigii Itoobiya Loogu Xiray Sanadihii (2006)Dii Ninkkaas Xabashi Shardi Ayay Kusoodeeysay!
    Laakiinse Cidina Ma’oga? Sidaasi Darteed Dadka Noocaas Ah Masiirka Ummadda Laguma Aaminikaro!

    Waxaana Fiican In Caafimaadkooda (jir Ahaan Iyo Maskax Ahaanba Loobaaro)
    Dhaqan Celina Loosameeyo SI Fulaynimada Iyo Gaalo Jacaylkaba!!
    Looga Daawdeyo??.

    Arrintaani Shacabka Soomaaliweyn Maquseeyso, Waxay U Gaartahay
    Madaxda Ay Itoobiya Iyo Kenya Soo Adoonsadeen?

  2. c/qani says:

    Kooxdaas Korkuxusan Waxaakaleeto
    Oo Sooraacda Kookaleeto Oo Iyadana Ay Abuurtay Itoobiya Waana Urururka (Suufiyada) Ee Saldhigoodu Yahay,

    (Dhuusamareeb Iyo Guriceel Iyo Gaalkacyo Burtinle Iyo Nairobi)

  3. c/qani says:

    Kooxdaas Korkuxusan Waxaakaleeto
    Oo Sooraacda Kookaleeto Oo Iyadana Ay Abuurtay Itoobiya Waana Urururka (Suufiyada) Ee Saldhigoodu Yahay,

    (Dhuusamareeb Iyo Guriceel Iyo Gaalkacyo Iyo Burtinle Iyo Nairobi)
    Kooxdaan Iyagana Waxaa Aas Aasay Dowladaha (Reer Galbeedka Itoobiya Iyo Kenya)

    Iysga Ayayna Ka Amarqaataan, Dhaqaalaha Iyo Hubkana Iyaga Ayaasiiya, Waxaana Leeyihiin Ciidamo U Gaar Ah Oo Ay Suufiyadu,” Leeyihiin
    Oo Meelo Qarsoon Lagutababaro??

    Weerro Farabadan Kafuliya (Degmooyi Ka Galmudug, Shacabadan Kulaaya Xilikastaba.

    Magaalooyinkaas Oo A Kamidyihiin

    (Xeraalle Iyo Cadaado Iyo Balslanballe Iyo Matsbaan Oo Hiiraan Ah Kha andhaale Iyo Galinsoor Iyo Guud Ahaanba Deegaanada Galmudug Iyo Nasasxigeeda.

    Hadaba Jabhadihii Hore Ee Aan Korkuxusnay “Iyo Suufiyada”
    Xiriir Noocee Sh Ayaa Kadhex ya??

    Dhamaantoodba Waa Ciidamo (Itoobiya Iyo Kenya Iyo Reer Galbeed,)

    Iskusi Ayayna Cadow Soomaaliyeed U Yihiin Waana Isla Shaqeeyaan!
    Waxaana Markhaati Ks Ah Waad Aragtaan

    (Axmed Geelle Xaaf) Labadii Sano Oo Uu Madaxweynaha Galmudug Ku Magacaawnaa Wuxuu Isaga Hor Iyo Dabalaabanaayay?

    Xarumaha Suufiyada Iyo Jabhadaha.

    1- Nairobi Xarunta 1Koowaad Ee Suufiyada
    2- Dhuusamareeb Iyo Guriceel Xarunta 2labaad Ee Suufiyada.

    3- Gaalkacyo Xarunta 3Sadexaad Ee Suufiyada Micnaha “Cabdalla Iyo Cawareerre.

    4- Burtinle Xarunta ,4-Afraad Ee Suufiyada.

    Intaas Oo Xarumood Ayuu Ayuu (Xaaf) U Dhexeeyaa.

    Garoowe Iyo Kismaayo-na Xiriir Jabhadeed Ayuu Laleeyahay.

    Sidaasi Darteed Ayaa Loogu Amray Inuusan Wax Xiriir Ah Layeelan *Caasimada Muqdisho* Isaga Ayaana Qirey Inuusan Tagin Mudo Dheer Muqdisho

    Dekediii Hobyo Iyo Hurumarintii Galmudug-na Habasheegin.

    Hadaba Soomaaliweyn-neey Dalkeena Waxaa Kufaafay Siyaasadii Xabashida!
    Waxaana Waajib Ah In Lasoo Afjaro
    Good Ahaanba Dalka Soomaaliweyn.

  4. Jaamac says:

    Kuwa jiran ama Puntland nacayb ku dulleeyay ee A/qani ka mid yahay figradoodu waa dameer ciyay dhegna loo ma dhigo.
    Laakiin soomaali cid visa weydiinaysaa ma jirto ee arrin ku wajahan ajnabiga waddanka iska soo buuxiyay.

    Marka maadaama dowladdii Federalka ahayd fadhiid noqotay ajnabina hoos joogta waardiyana ka hayaan, Puntland waa meesha kaliya ee xorta ah marka waajib baa kasaaraan inay kontaroolaan waxa waddanka soo gelaya ama kasoo baxaya




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...