Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Axmed Madoobe Oo Amar Culus Soo Saaray Oo Ka Dhan Ah Arimaha Doorashada

Amar kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa ku socday dad la sheegay inay qal qal amni ku yihiin Nabad gelyada Jubbaland ka jirta.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud Ee Jubbaland ayaa la sheegay in aan laga yeeli doonin inay suurad xumeeyaan xasiloonida la heysto.

Axmed madoobe waxa uu amar ku bixiyey in aan la ogolaan doonin cid walbo oo loo arko inay culeys ku tahay nabad gelyada deegaanka.

Xeer ilaalinta waxay ka hor yimaadeen in la kiciyo Shacabka Jubbaland iyadoo dano gaar ah ay ku hor gudban yihiin.

Doorashada iyo Arimaheeda ayey ku lug leeyihiin Amarkaan iyo kuwo hore usoo baxay taasi oo laga diiday in xitaa baraha bulshada lagu weeraro Dawlad Gobolleedka Jubbaland oo dhaliilo loogu soo jeediyo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Xasuuqa Iyo Dhul Boobka ‘Kenya Halaga Hortago.

    Dhulkii Iyo Hawadii Iyo Badii Soomaaliweyn *Kenya Ayaa Gardaro Kuqaadaneeysa’ (Odey Madoobe-na)
    Mabagaranaayo, Gobanimo Waxaytahay?

    Axmaaro Ayaa Xabsi Kutuurtay!!
    Kadibna Isaga Oo Badalan Ayuu Soolaabtay??
    Kadibna (Kenya Iyo Itoobiya)
    Nin Ujilicsan Ayuunoqday??

    Mas’uuliyad Iyo Masiir Shacabna Laguma Aaminikaro, Soomaaliya Iyo Kenya-na Mabakalayaqaano??

    Aqligii (Ina Ileey) Ayuu Soomaaliya Lasoogalay?? Ninkaas Maxkamad Cadaalad Ah Ilaalagasaaro Yaan Lasiideeyn.




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...