Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Gobolka Bay & Al Shabaab Oo Sheegay Inay…

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Bay ayaa sheegaya in Qarax Xoogan uu ka dhacay halkaasi Kaas oo geystay Khasaaro iskugu jira Dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa ayaa ahaa miinada dhulka la geliyo kaas oo lala eegtay Ciidamo katirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,

Qaraxaasi inta la xaqiijiyey waxaa la sheegay in 2 Askari ay ku dhinteen iyadoo Askar kale ay ku dhaawacmeen.

Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada Qaraxaasi iyagoo ku faanay inay labo qarax la beegsadeen ciidamada Koonfur Galbeed.

Ciidamo gurmad ah ayey Al Shabaab sheegeen in ay sidoo kale qarax la eegteen,islamarkaana ay dhaawac ahaan badankood ciidanka ugu dhinteen Cusbitaal ciidanka Itoobiyaanka ku leeyihiin Degmada Qansax dheere.

Ma heyno tiro rasmi ah oo ku waxyeeloowday qaraxaasi marka laga reebo sheegashada Shabaab ee ah inay Askar ku laayeen Labada Qarax.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...