Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo: Khayre oo Booqday Ciidankii Nolosha ku Qabtay Kuwii Qaraxa siday iyo Goobihii ay wax ka dhaceen (Video)

Xasan Cali kheyre Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa xalay kormeeray goobihii shalay ka dhaceen qaraxyada ee agagaarka Isgooska Sayidka iyo Koontaroolka laga ilaaliyo garoonka Aadan Cadde ee kuyaala KM-4.

Kheyre ayaa goobahaasi u tagay sidii uu qiimeyn ugu sameyn lahaa khasaaraha ay reebeen qaraxyada, waxa uu sidoo kale goobahaasi u tagay sidii uu u bogaadin lahaa ciidamada amaanka oo qaraxyada qaar fashiliyay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...