Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Nimcaan Hillaac Muxuu Ballan Qaaday Markuu Xilka La wareegay?

Agaasimahii hore ee wax soo saarka iyo howlgelinta Hoballada waaberi , Maxamed Xasan Barroow, ayaa xilka ku wareejiayay agaasimaha cusub ee hay’addaasi, Nimcaan C/raxmaan Xasan oo la dhowaan la magacaabay.

Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa, Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska, Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha, maareeyaha golaha murtida iyo wacyigalinta agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafintaiyo agaasime waaxeedyada Wasaaradda.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Xiligaan Heeso Wax Qaymo Ah Malaan
    Dalku Difaac Ayuu Baahanyahay
    *Kenya Iyo Itoobiya* Xuduuda Aan Lawadaagno Ayaa Dhaliyarada Looga Baahanyahay.

    Maareeye” Wuxuukuleeyahay (Tartanaka Heesaha Hirgalay! Ayaanu Qabaneeynaa?
    Hadii Dhinyaradii Qaarkoodna
    (Xabsiyada Laga Buuxshay, Qaarkoodna Heeso Ciyaaro) Lagu Mashquulinaayo,
    Dalka Yaa Difaacidoona? Ama Yaa Wax Soosaarka Iyo Mas’uuliyada “Dumarka Iyo Caruurta Qaadi Doonana?

    Gaaladu Waxay Doonaayaan Iney Ragga Baabiyaan!! Caruurta Iyo Haweenkuna Ay Dayacmaan?

    Hadaba Dhalinyarada Soomaali-yeedoow,
    Sifiican U Xisaabtamo Fursada Allaah
    Idin Siiyayna Ha Iska Dayicina,
    Dalkiina, Iyo Waalidiintiina” Ushaqeeya.

    Heeso, Ciyaaro, Iyo Maandooriye, Midkoodna *Dhaxal Mareebo.




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU