Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ehelada Dad shacab ahaa oo lagu dilay Galgaduud oo bixiyay xog culus

Deegaanka Dhiin Waris oo qiyaastii 18km u jira magaalada Dhuusa Mareeb waxaa habeen hore rag hubrysan ay ku dileen afar qof oo shaqaale ka ahaa goob lagu xanaaneeyo Shinida.

Saraakiisha Booliska ee Dhuusa Mareeb ayaa sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan sababta iyo cidda dilka ragaasi ka dambeysay.

Deerow Xassan Macalin oo adeer u ah mid ka mid ah afarta qof ee la dilay ayaa xog Badan ka bixiyay sida ay wax ud haceen.


Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Saciid Deni “Wax la yiraah waqti Kororsi kama dhici karo dalkaan, Soomaali waxay heshiis ku tahay afar sano”
- Sep 17, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la ...
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/372889296990352/
DAAWO:-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya oo Bogaadiyay Shirka hay’adaha Maareynta xuduudaha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/398265870889952/