Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Muuse Biixi Maxaa ka baajiyey Safarkii uu ku tagi lahaa SWEDEN ?

Waxaa dhowaan soo baxay Warar sheegaya inuu Madaxwaynaha Somaliland  gaadhi doono dalka Sweden halkaasi oo uu  kaga Qayb geli lahaa,   Shir uu Xisbi dalkaasi ka dhisan Qabsan lahaa, Waxaa sidoo kale la sheegay inuu ka hadli lahaa sida Somaliland ay ku heshay nabadda iyada oo ku taala gobol colaado badan ay ka jiraan.

Balse waxaa isbadal ku yimid  oo baaqday Safarkii biixi ku tagi lahaa  Sweden, iyadoo ay Jireen Dad badan oo isku diyaarinayey inay Banaanbaxyo kala hor tagaan, Islamarkaana  Madaxwayne Biixi ku eedaynaya dhibaatooyin kala duwan.

Dhinaca kale  Dowladda Sweden iyo DF Soomaaliya ayaan ka Warqabin Safarka, waxaana  Labada dhinac beeniyeen  inay ka warhayeen socdaalka madaxweyne Biixi ku tagi lahaa Stockholm, waxaana hadda baaqday safarka Muuse Biixi Cabdi ee magaaladaasi.

Socdaalka Muuse waxaa abaabulayay Dadka ka soo jeeda Somaliland ee ku nool dalkaas iyo xildhibaan ka mid ah Guddiga saaxiibada Baarlamaannada Somaliya iyo Sweden oo lagu magacaabo Magnus Oscarson.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland ayaa la filayaa in ay ka qeybgalaan kulankaas waxaana baaqday safarkii uu Muuse Biixi uga qeybgeli lahaa iyada oo aan si rasmi ah loo shaacin in baajinta safarkaas  wuxuu salka ku hayo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU
DAAWO:-Saraakiil Caan ah oo loo soo xiray Ugaas lagu Dilay Kismaayo!!!
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/0ATMYKJtHgI