Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxda Hir-shabeele oo Amar Ku bixisay In Lasoo Xiro Dadkii Ka dambeeyay Dalkii Taliyaha Booliska

Madaxweye ku xigeenka Maamulka Hir-shabelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa waxaa uu ka tacsiyadeeyay dilkii taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Mocow,kaas oo ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr.

Guudlaawe ayaa odayaasha dhaqanka Hiiraan, bulshada qeybaheeda kala duwan ugu baaqay in ay u istaagaan amaanka gobolka ee Hiiran ee bartamaha soomaaliya

Sidoo kale waxaa uu mar ku bixiyay Cali Guudlaawe in gacanta lagu soo dhigo dadkii ku lugta lahaa dilkii taliyihii qeybta booliska Hiiraan Maxmed Macow si loo horkeeno cadaaladda.

Taliyihii qeybta booliska Gobalka Hiiraan ayaa waxaa la sheegay inuu ku geeriyooday dagaalkii deegaanka Kalabeyr ku dhexmaray Ciidamada Booliska Hir-Shabeelle iyo kuwo daacad u ah Yuusuf Dabageed.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo baaq cajiib ah diray & halka uu u diray
- Sep 17, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ugu baaqay qowmiyadaha raadinaya ismaamulka hoose inay muujiyaan dulqaad ilaa ...
DAAWO:-Sh. Idiris oo ka Murugooday Musuqa iyo Ceebtii ka dhacday Soomaalidii Deeqda Waxbarasho ka helay Turkiga
- Sep 17, 2019
https://youtu.be/uMiJwjX_ZO4
DAAWO:-Loolanka Xilka Madaxwaynaha Galmudug oo Bilowday iyo Khudbadii Guutaale
- Sep 17, 2019
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen xildhibaano ...