Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:- Ciidanka Puntland oo Deegaanka Af-Urur dib ula wareegay

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa dib ugu laabtay deegaanka Af Urur ee Gobolka Bari, oo ay isaga soo baxeen dhowaan iyadoo halkaasi ay la wareegtay kooxda Al-Shabaab, Waxaana  Muddo deegaanka gacanta ku hayay ururka al-Shabaab, balse saraakiisha ciidanka Puntland ayaa hadda sheegay si buuxda inay deegaanka u maamulayaan.

Taliyaha ururka saddexaad ee ciidammada Daraawiishta Puntland Gaashaanle dhexe Maxamuud Maxamed. ayaa xaqiijiyay in ay dib ula wareegeen deegaanka Af Urur.

Maleeshiyaadkii Al-shabaab ayaa  la sheegay inay ku laabteen buuraleyda dhanka waqooyi ka xigta tuulada Af-Urur oo ay markii hore ka soo baxeen.

Deegaanka Af Urur oo dagaal ciidammo badan ay kaga geeriyoodeen Puntland, waxaana dhowr mar gacan ku heynteeda waxaa isaga dambeeyay al-Shabaab iyo ciidanka Puntland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta kulan aan caadi ahayn yeelanaya
- Aug 19, 2019
Madaxweynaha Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeesheen ...
DAAWO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo
- Aug 19, 2019
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo ...
DAAWO:-Wasaarada Amniga Jubbaland oo sheegtay in lagu been abuurtay
- Aug 19, 2019
https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/646499089193725/