Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Xiisadii Yuusuf Dabageed oo Sababtay dagaal iyo Sarkaal Caan ah oo Lagu dilay

Gaashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane   ayaa ku geeriyooday dagaal ka dhacay dulleedka magaalada Beledweyne gaar ahaan deegaanka Kala-Baydh, Waxaana ku dhaawacmay Taliye ku xigeenkii Bashiir Cadaani iyo Ciidamo kale.

Deegaanka Kalabeydh  ee duleedka Baladweyne ee dagaalka ka dhacay ayaa waxaa laga dareemaya Xaalad Kacsanaan ah,   taasi oo u dhaxaysa  ciidamada Booliska Hirshabeelle iyo kuwa daacad u ah guddoomiyihii xilka laga qaaday  Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU
DAAWO:-Saraakiil Caan ah oo loo soo xiray Ugaas lagu Dilay Kismaayo!!!
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/0ATMYKJtHgI