Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dowladda Kenya oo xirtay xuduuda ay la leedahay Soomaliya

Dowlada Kenya ayaa waxay sheegtay inay xirtay xuduuda u dhaxaysa Soomaliyabiyo Kenya gaar ahaan mida Lamu.

Shacabaka Kenya ee dagan Lamu ayaa waxaa laga mamnuucay inay u gudbaan dhanka Soomaliya.

Dowlada Kenya ayaa waxay ku sheegtay sababta loo xiray Xuduuda Lamu ay lawadaagto Soomaliya inay tahay arimo laxitiira Xaga amniga.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Kanya *Laamuu Iyo NFD* Dalkeeda Kamid Ma’ahan, Soomaaliweyn Iyo Muslimiin-kale Ayaa Iskaleh.

    Kenya Dhul Aysanlahayn Ayay Ku’amar Kutaagleeyneeysaa? Xuduudaha Aykala Xireeysanaa, Waa Dhulka Soomaaliya Oo
    Wax Shaqo Ah Aysan Kulahayn.

    Laakiinse *Jijileeca Dowlada Soomaaliya Ayay Kenya Kafaa’iideeysaneeysaa??

    Waxaad Moodaa In (Maamul Goboleedyada Iyo Dowlada Fedaraalka Ah)
    Dhamaantoodba Aykushaqeeynaayaan!
    Nidaam At “Dajiyeen Gaaladii 30kii Sanno Ee Lasoo Dhaafay Dalka Iska Maamulanaayay!!

    Kuwaas Oo Dajiyay Nidaam “Qaybi Oo Xukun Kudhisan.

    Waxaakaleeto Oo Ay Dajiyeen Nidaam Aan U Adeegeeynin, Danta Shacabka Iyo Dalka Midkoodna. Sida Ciyaaraha, Heesaha, Shirar Isdabajoog Ah Oo Aan Dhamaaneeynin, Safarro Isdabajoog Ah,
    Oo Aan Dhamaaneeynin, “Argagixiso”
    Ladagaalanka Waxa Looguyeero Oo An Dhamaaneeynin Lahayn, Hubeeynta Shacabka Qaab Qabiileeysan Oo Hubkii Gacanta Loogamiyay, Kuwaas Oo Ciidamo Looguyeero”.

    Hadaba Madaxdii Soomaaliyeed Waxaasi Oo Micno Dari Ah Hadii Qoorta Loogaliyay!! (Kenya Iyo Itoobiya)
    Fursad Ayay U Heleen! Iney Iska Maamushaan Dhulka Soomaaliweyn.

    Hadaba Madaxda Soomaaliweyn-neey Waa In Aad Waxka Badashaan Nidaamka Ay Gaaladu Idiin Jaan Gooysay Ee Aad Wax Kumaamushaan!!

    Aadna U Istaagtaan Difaacaa Dalka Kuna Hogaamisaan Hogaan Ummadda U Qalma Iyo Qayimka Ay Shacabu Mudanyihiin!!

    Lana Joojiyo Shacabka Laqaybinaayo Oo
    Qaybna (Argagixiso Lagu Shaabadeeyay!! Kuwo Lalana *Askar Ama Ciidamo Wadaniyiin Ah Looguyeero!!!
    Balse Ay Xaqiiqadutahay, Dhalinyaro Laduleeystay Oo Ciidamada Shisheeye Ka Hoos Shaqeeyaan!!

    Oo Ay U Adeegsadaan Waxyaabo Ka Hooseeya” Qaabka Dad Xor Ah Aysan U Dulqaadankarin?
    Hadaba “Madaxda Soomaaliweyn-neey Dib Isugunoqo”
    Islaanimo Iyo Cadaaladna Shacabka Kuhogaamiya, Dhulka Ha Isdhigina.
    Fulaynimadana Iska Daaya.
    (Kenya Iyo Itoobiya)
    Dalka Ha U Gacangalinina.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Saciid Deni “Wax la yiraah waqti Kororsi kama dhici karo dalkaan, Soomaali waxay heshiis ku tahay afar sano”
- Sep 17, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la ...
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/372889296990352/
DAAWO:-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya oo Bogaadiyay Shirka hay’adaha Maareynta xuduudaha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/398265870889952/