Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Maxaa jira in Ciidamo uu Lahaa Boqor Buur-madow u galeen Puntland,

Tan iyo markii uu  Boqor Cismaan Buurmadaw dhowaan sheegay in Beelaha dega Bariga iyo Galbeedka Burco ay shir Wadatashi ah  yeelaan doonaan waxaa soo baxaya inay Arintaasi Xukuumadda Somaliland siwayn uga Biyo diiday.

Gudoomiyaha Gobolka sanaag ugu magacaaban Somaliland ayaa   sheegay in Ciidamo uu lahaa Boqor Buur-madow oo ku sugnaa sanaag  ay   Dhinaca Puntland u goosteen.” Ciidan Buurmadaw leeyahay ayaa u tallaabay Puntland”.

Sida uu Telefishinka Bulsho u Xaqiijiyey Boqor Cismaan Buur-madow wuxuu sheegay inaysan Jirin Ciidamo uu leeyahay kuwaasi oo aaday dhinaca Puntland, wuxuuse Xusay inay deegaanada ku sugan yihiin Ciidamo beeleed kala duwan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU
DAAWO:-Saraakiil Caan ah oo loo soo xiray Ugaas lagu Dilay Kismaayo!!!
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/0ATMYKJtHgI