Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Ma Lagu Aamini Karaa Qaranka?

ABDIRAHMAN ABDISHAKUUR MA LAGU AAMINIKARA QARANKA?
sida ay soomalidu ogtahay abdirahman abdishakur wuxuu kamid noqday siyaasiyiinta dalka iyo dadka soomaliyeed ka galay dambi weyn oo ay taarikhdu diwaangalisay gaar ahaan isaga waxay ka diwaangalisay dhawr arimood oo kala ah 


1: inuu Gacantiisa ku saxiixay baddailaa maanta waxaa soomalida haysata dhibaatadii uu gaystay 2009 waana daliilka kaliya ee ay ilaa maanta kenya kula doodayso soomalida iyada oo aysan taariikhda horay u dhicin bad aynu isku qabsanay mana jirto ilaa  maanta meelcad inuu iska taagay damaca ay kenya ku doonayso inay biyaha dadka soomaliyeed kaga faramaroojiso si badheedh ah shir jaraaid oo arimaha badda ku saabsan oo uu arinkaa darteed uqabtayna majiro ama qoraal uu xisbigiisu ku cambaaraynayo damaca kenya maadama ay saxiixiisa ay ku doodayso sida aynu ognahay ilaa maanta wuxuu jooga nairobi mana soohadalqaadin arimahan soo cusboonaadayee uu isagu sababta u ahaa 


2: wuxuu kaloo yidhi madaxweynaha qaranka waa martiisaga oo magaalada muqdisho ku qabtay shir jaraaid ayaa wuxuu yidhi madaxwaynuhu waa marti  muqdisho oo ahayd meeshii lagu doortay farmaajo sidaa daaraadeed waxaad garanaysaa inta ay aragtidiisu gaadhsiisantahay madaxweyne farmaajo oo kaliya ayaa marti ah uma uu jeedo ee wuxuu ujeedaa dhamaan beesha uu ka soojeedo ee daarood ismail hadaba ninka dulqaad siyaasadeed aana lahayn sidee ayuu doonayaa inuu madaxweyne kaga noqdo dhamaan dalka somaliya oo dhan isagoo gafkaas horay u galay mana aha hogaamiye iskuwadikara umadda oo  u cadaalad samaynkara waxa maanta afkiisa ka soobaxaya waxaa kabadan inta uu caloosha  kuhayo 


3 : shisheeye kalkaalsanadkii 2017 waxaa lagu eedeeyay khiyaano qaran iyo burburinta dawladnimada curdanka ah isaga oo u adeegaya dawlado shisheeye oo ay emaratka horboodayeen iyada oo ay dawladu xidhay xiligaa waana siyaasigii ugu horeeyay ee loo xidho khiyaano qaran iyo fulinta qorshayaasha shisheeyaha ilaa burburkii kadib ilaa maantana waxaa dabada ka wada shisheeyehadii shalay uu saxiixay baddii maantana uu shisheeye u adeegayo maxaa laga filankaraa barilkn waxaa ilaahay mahadii ah inay dadka soomaliyeed ay sifiican ula socdaan xaalkiisa mana aha nin qaranka lagu aaminikaro umana malaynayo inuu xisbigiisu cod kahelidoono shacabka soomaliyeed hadii ay doorasho u dareeraan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Mohamad says:

    Dee waxa meesha lagu hayaaba waxay u haystaaniin inay ayagu leeyihiin waa Sida uu u leeyahay Dadku waa Ku Marti Casuumada cidaan uunkaa leh ahayn,mana aha Arin keligiis Ku kooban ee waa mid Ciddan oo dhan la qabaan.

    Waxay Ku oran meesha waxa lagu Cunaa Cashuurteena!

    Deeq wuxii Somali magaceed lagu helona anakaa leh!

    Si waa u dhab inay Muqdisho dadka Ka sheegtaa,laakiin Ha laga tashto oo yaanay u Afduubnaan Dawladnimada Soomaalidu iyo Casuumad aan Soomaali ka dhaxayn.

    Ciddii Ku Quuda inta la helaayo Dawladnimo,Soomaalinimo,Tastuur Qaran,Casuumad Qaran,Ciidan Qaran,Waziiro Qaran Iwm ayakaa ka Khaldan.

    Nin Muran geliyay Badda Somaliya oon muran lahayn waa Khaainul Waddan mana istaahilo inuu Xor ahaado ee waxay ahayd in la Khaarajiyo ama uu Xabsi Ku jiro maanta,laakiin Aaway Dawlad Awood badan.

    Abgaal ma Ogola Cida Ninkaan inay Madaxweyne kusoo Baxaan.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Saciid Deni “Wax la yiraah waqti Kororsi kama dhici karo dalkaan, Soomaali waxay heshiis ku tahay afar sano”
- Sep 17, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la ...
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/372889296990352/
DAAWO:-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya oo Bogaadiyay Shirka hay’adaha Maareynta xuduudaha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/398265870889952/