Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Guddoomiye Muuday oo maanta dalka Dib ugu soo laabtay

Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey  Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii maalman uu dalka ka maqnaa.

Guddoomiye Muudey ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey oo warbaahinta kula hadlay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa  waxaa uu ka mahadceliyay soo dhaweeynta ballaaran ee Maanta loo soo dhaweeyay,isla markaana waxa uu ka warbixiyay socdaalkii uu ku tagay dalka Turkiga.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya Ololaha Mooshinka laga diyaarinaayo Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, waxaana socda kulamo ay leeyihiin xildhibaanada Mooshinka wadda.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU
DAAWO:-Saraakiil Caan ah oo loo soo xiray Ugaas lagu Dilay Kismaayo!!!
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/0ATMYKJtHgI