Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Waxgarad iyo Madaxdhaqameedyo Beesha Dhulbahante Ah Oo Wardheer u Ambabaxay+Ujeedkooda

 Habeenimadii xalay ayaa waxaa magaalada Buuhoodle ka ambabaxay Wafti aad u balaadhan oo ay hogaaminayaan ismada deegaanka  iyo Waxgarad ay kamid yihiin   Garaad Cabdirasiq Garaad soofe,  Garaad saleban buraale ,  Suldaan siciid cismaan cali ,  Cugaal,  Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo culimo.

Sidoo kale wafti tan la mida oo uu hogaaminayo garaadka guud ee Beelaha dhulbahante Garaad Jaamac Garaad cali Garaad jaamac ayaa ka soo baxay deegaanada bariga dhamaantood waxay ku jawahanyihiin magaalada Wardheer ee gobolka doollo dawlada deegaan Soomalida halkaas oo maalinta Arbacada ah uu ku soo beegan yahay madax waynaha deegaanka Mustafe Muxumud cumar.

Ujeedada Safarka Waxgaradkan ayaa lagu sheegay  inuu salka ku hayo  Si ay ugala hadlaan xaquuqda dawliga ah ee deegaanka bariga doollo iyo sidoo kale inay madax waynaha ku martiqaadaan deegan ka bariga dollo waxaan suura gal ah ah in madax waynuhu socdaal kumaro deegaano ka tirsan bariga gobolka sida lagu wado.

Beesha Dhulbahante ayaa degan Bariga Gobolka Doolo Waana beesha Ugu deegaanka balaadhan oo aan helin Xaquuqdii ee Dawladda deegaanka ku lahaayeen,  waxaana Waxgaradka lagu booriyey in madaxwaynaha ay ka codsadaan in uu deegaanka la soo arko.

Waxaana horay bishii Ramadaan magaalada Jigjiga ka dhacay shir balaadhan oo dhexmaray Waxgaradka Bùuhoodle iyo Madaxwayne Mustafe Cagjar kaasi oo looga hadlay arimo muhiim ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU
DAAWO:-Saraakiil Caan ah oo loo soo xiray Ugaas lagu Dilay Kismaayo!!!
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/0ATMYKJtHgI