Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SOMALILAND ”Waxaa naga macaashtay Garoowe!” – Maamulkii Hawadana waxaa la wareegtay Soomaaliya ”

Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in Somalia ay iminka la wada wareegtey hawada Somalia guud ahaan, taasoo ay ku jirto midda Somaliland. Xoghayaha Duulista xisbigaasi, Nuuradiin Diini oo warbaahinta maxalliga ah kula hadlay xarunta xisbigaasi ee magaalada Hargaysa .

HALKAN KA DAAWO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. c/qani says:

    Soomaali Waa Mid Qurdh Ah, Damaca “Itoobiya Iyo Kenya” Waa In LagaHortaggo, Sababtoo Ah Itoobiya, Shiidaalkii Ayay Dhulka Soomaali Galbeed Kala Baxaysaa, Kenya-na Badii Soomaaliya Iyo Dhulkii Soomaaliya Ayayba Xoog!! Kudooneeysaa.

    Gobonimada Iyo Hantida Ummadda Halwada Difaacaa.
    Siyaasada Gumeeysigga U Adeegta!!
    (Fedaraalka Iyo Tastuurka) Qabiilkale Kudhisan Ee Garoowe” Laga Hirgaliyayna, Soomaaliweyn Haka Digtoonaato??

    Qooysaska Garoowe Degaa Waxaalaga Yaabaa Ineysan *Buuxin Karin Labo Degmo Oo Soomaaliyeed, Oo Dad Tirobadan Ma’ayahan,!.

    Laakiinse Marwaliba Waxaysheegtaan
    Waxyaabo Faan Iyo Buunbuunin Ah,
    Oo Ay Kusheeganaayaan Iney Kagafiicanyihiin Soomaaliweyn Inteedakale.

    Oo Maxaakamid Ah FA kaas Iyo Isqaad-Qaadakaas.

    1- Maalqabeeno Ayaanunahay?
    2- Aqoonyahano Ayaanunahay?
    3- Boqortooyo Ayaanunahay?
    4- Hooyadii Fedaraalkii Ayaanunahay?
    5- Hooyadii *Tastuurka Ayaanunahay?
    5- Beesha Caalamku Puntland Ayaa Xukunta?
    6- Qabaa’illo Soomaali Ah Ayaanu Gumeeysanjirney?

    7- Maamul Goboleedyada Garoowe Ayaa Laga Xukumaa?

    Waxayaahahaas Korkuxusan Iyo Waxkasiibadan Oo Quraafaad Ah Oo Aan Wax Cadeeyn Iyo Diliil Ah Midkoodna Lahayn Ayay SI Isdabajoog

    Ah Ay U Afuufaayaan Madaxda Reer Garoowe.
    Runtii Waxaalagaarey Xiligii Lagu Bararugulahaa” Sheeko Xariirada Garoowe Taala, Kalasareeyn Qabiil Ayaa Puntland Dhexdeeda Taala Oo Qabaa’iilada Dhexdooda Kajirta??

  2. saida mohamed dahir says:

    waa,saykulatahay.wbt.

  3. Guulwade says:

    Jeegaanta. 200km keeyhiin juquraafiga hargaysa iyo burco. .waxay rabaan hawada. Shacabka somaliyeed. Been kusheegtaan muda dheer. Kibir islawayni. 200km inta ay leeyihiin dhulka bay hawada keeyhiin. Tankale ayaga waa waxwalba waan kaxumahay. Snm xoriyadii a oga in dadka kala qabil ahaa. Warsangali dhulbahante gadabuursi. Iyaga snm wax walba anaga lahayn xataa cadaanka sheegtaan. Waxay ku mashquul aan. Puntland somaliya. 26 Jun. 18 may 60 kii.snm mujaahid. Waxaan loo joogin calaacalka. Merlwalba gaala jacayl somali kacarara. Hawiyaha iyo darood waa inay xaaladooda xidhaan waayo way kibraan. Iyaga Markay dadka dhiban ilaahay citiraafka udiiday. Istus gaalo wadan ashaab rabaan inay dagaalka wadaan iyaga wax noqdaan snm. Warsangali baa fahmay oo yiri if jegaanta caare fahmay if jegaanta. Tikreega jeclayeen.




ad

Latest News

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU
DAAWO:-Saraakiil Caan ah oo loo soo xiray Ugaas lagu Dilay Kismaayo!!!
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/0ATMYKJtHgI