Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TACSI TIIRAANYO LEH:-Marxuum Sade Xaashi Cabdi oo ku geeriyooday magaalada Kansas ee dalka Mareykanka

Innaa lillaah wa innaa eleyhi raajacuun.

Waxaa dhawaan magaalada Kansas oo ka tirsan gobalka Missouri ee dalka Mareykanka ay gacan ka xaq daran ku dishay Marxuum Sade Xaashi Cabdi, kaasoo geeridiisa aad looga wada naxay.

Geerida naxdinta leh ee Marxuum Sade Xaashi Cabdi ayaa waxaa looga tacsiyaynayaa dhamaan qoyska reer Xaashi Ganeey iyo Hooyo Ruqiyo Caabi Faarax.

Waxaa ehalada iyo asxaabta tacsida diraya ay Marxuumka eebbe uga baryayaan inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, kitaabkiisana midigta ka siiyo, ehalada iyo qoyska uu ka baxayna samir iyo iimaan waafi ah ka siiyo, Aamiin, Aamiin.

Waxaana ehalada iyo asxaabta tacsida dirayo ay magacyadoodu kala yihiin:-

1). Aamino Cali Maxamed (Carkoow)

2). Jaamac Cabdi Faarax (Qayla-weyne)

3). Cabdisaaq Cali Carrabeey (Jeesteeye)

4). Isxaaq C/laahi Cilmi Sahal

5). Edna Cali Maxamed (Carkoow)

6). Sahra Maxamed Xasan (Yuube)

7). Khaalid Cabdi Xayir (Deynab)

8). Daahir Faarax Afdheere

9). Maxamed Caabi Faarax

10). Dhakal Xasan Food

11).Cali Xuseen Faarax

12). Xasan Cabdi Faarax

……..

Daahir F. Afdheere

Email. owsame1@yahoo.com

————————————-

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Saciid Deni “Wax la yiraah waqti Kororsi kama dhici karo dalkaan, Soomaali waxay heshiis ku tahay afar sano”
- Sep 17, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la ...
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/372889296990352/
DAAWO:-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya oo Bogaadiyay Shirka hay’adaha Maareynta xuduudaha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/398265870889952/