Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:- Safarka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee Boosaaso, muxuu salka ku hayaa?

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Shaqo Iyo Cadaalad Ayaa Muhiim Ah
    Dhaqaalaha Iyo Fursadahana In Cadaalad Loomaamulo.

    Waa In Shisheeyaha Gobolka Lagasaaro,
    Waa In Gobolada Soomaaliya Aanjirin Wax Xuduud Ah Oo U Dhaxaysa,
    Waa In Lasoo Afjaro Siyaasadii “Siyaasadii Xabashi Lagasoominguuriyay!! Ee (Jabadii Cabdullaahi Yuusuf Iyo Kooxdiisu)
    Dalka Soogaliyeen

    Taas Oo Ahayd Soomaali Nacayb Iyo Gaalo Jacayl” Kala Daadin, Iyo Iskahorkeen, Xaalad Aanjirin Oo Ay Afkooda Ku Abuuraan?

    Shartooda Oo Shanta Soomaaliya Kufaafta!! Dhaqaalaha Iyo “Diinta” Oo Ay Halajeeyaan’ Sawir Iyo Jutumaad Xun Kushaabadeeyaan!!

    Hadaba Soomaaliweyn Dhibka Haysta Waxaa Saldhig U Ah *Dulmigii Xabashi Ay Kusoo Ababisay’ (Mahabarkii Cabdullaahi Yuusuf).

    Soomaaliweyn Dhibka Kajiraa Oo Dhami
    Waa Foowdada Iyo Jaahwareerka, (Pundland) Ka Abuuranta Kadibna Dalkoodhan Iyo Dalalka Dariskaaba Ku Faafta.

    Sidii Ay Doontaba Hanoqotee Siyaasada
    “Puntland” Waa In Shaqo Laga Qabo?
    Xaqiiqatan Waxkasta Oo Dhibaato Soomaaliweyn Kajirta Iyo Waliba Dalalka Dariskaaba “Xal Ayaa Loohilidoonaa.
    Inshaa Allah.

    FG: Arrintaan Loolama Jeedo Shacabka Reer Puntland Ee Sharafta Leh Ee Waxaa Loolajeedaa Waa Siyaasiyiinta Reer Puntland Ee Qarbuday Madaxbanaanidii, Soomaaliweyn.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Saciid Deni “Wax la yiraah waqti Kororsi kama dhici karo dalkaan, Soomaali waxay heshiis ku tahay afar sano”
- Sep 17, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la ...
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/372889296990352/
DAAWO:-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya oo Bogaadiyay Shirka hay’adaha Maareynta xuduudaha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/398265870889952/