Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Dr. Cali Ciise Iyo Gudiga Dhaqaalaha oo ka hadlay Waxa Dalka midaynaya & Shirka Muqdisho

Gudiga Dhaqaalaha Qaranka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in maalinta khamiista ah ay qaban doonaa shir caalami ah oo looga hadlayo sidii loo kobcin lahaa dhaqaalaha Soomaaliya.

Guodomiyaha Gudigan Dr. Cali Ciise Cabdi ayaa siwayn uga hadlay   Qorsheyaasha la doonayo in lagu dhiso Dhaqaallaha Soomaaliya, Islamarkaana looga dhigo kuwa ugu Horeeya Caalamka, Iyadoo Hada ay Soomaaliya ku jirto kuwa ugu Liita.

Prof. Xuseen Warsame oo kamid ah Xubnaha Gudigan,  Islamarkaana Jaamacad ku taala dalka Canada  Bare ka ah  Gaar ahaan Qaybta Xisaabaadka,  ayaa sheegay inay doonayaan  In Shirkan la isugu yimaado   Mucaarad,  Xukuumad, Maamulo, Aqoonyahan iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada, islamarkaana looga tashanayo dib  udhiska dhaqaallaha.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU
DAAWO:-Saraakiil Caan ah oo loo soo xiray Ugaas lagu Dilay Kismaayo!!!
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/0ATMYKJtHgI