Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Xisbiga Wadani oo Xabsiga Hargeisa ku Booqday Coldoon iyo dad kale oo xidhan

Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ayaa Booqday Xabsiga dhexe ee Hargeisa, waxayna ka Warbixiyeen Masuuliyiinta iyo dadka halkaasi ku xidhan ee ay soo Arkeen.

Waxay booqdeen Maxamed Sidiiq Dhamme  Gudoomiyihii Garabka dhalinyaradda ee Xisbiga Wadani oo mudo ka badan 40-Casho ku xidhan hargeisa, Isagoo loo haysto Arimo Siyaasadeed iyo   Wariye Cabdimaalik Muuse  Coldoon oo Burco laga soo xidhay.

Shacri jebin ayay sheegeen inuu ku xidhan yahay  Wariye Coldoon, Waxayna xuseen  inay jiraan dad badan oo kale kuwaasi oo Dulmi ku xidhin,  balse aan haysan cid u hadasha.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Saciid Deni “Wax la yiraah waqti Kororsi kama dhici karo dalkaan, Soomaali waxay heshiis ku tahay afar sano”
- Sep 17, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la ...
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/372889296990352/
DAAWO:-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya oo Bogaadiyay Shirka hay’adaha Maareynta xuduudaha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/398265870889952/