Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo: Sababta ay Kenya ugu qanci wayday Maxkamadda ICJ oo la ogaaday

Saxaafadda Kenya ayaa wadda olole ay ku bedeleeyso ra’yul caamka shacabka Kenya oo u muuqda kuwo aan inta badan xog badan ka haynin waxa ay dowladdoodu ku sheegayso ”muran xuduudeed” kala dhexeeya Somalia.

Tv-ga KTN ayaa magaalada Gaarisa ku waraystay Prof. Cabdiwahaab oo ka tiran hay’ad ka hadasha Arrimaha Geeska Afrika oo uu wax waydiiyay arrintan.

Wuxuu Cabdiwahaab sheegay in ay jireen kiisas la mid ah midkan ay Kenya ku doodayso oo ay wadeen dalalka Nigeria oo ku dhegganayd Cameroon iyo DR Congo iyo Angola, isagoo sheegay in labada dal ee Nigeria iyo DR Congo oo u dhaqmayay sida Kenya ay ku guuldarraysteen dacwadooda oo dhulkii loo xukumay Cameroon iyo Angola.

halkan ka daawo

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. c/qani says:

    Kenya Hadii NFD Iney Gumeeysiga Laga Ogalaado!! Bada Soomaaliya Ineey Haweeysato” Waa Garteed??

    Dowlad Waliba Weyrabtaa (Dad Iyo Dhul Bilaash) Ah “KENYA Iyo Itoobiya”

    Dad Soomaali Ah Ayay Adoonsadaan??
    Xoogga Iyo Dhaqaalaha, Dadkaas Ay Gumeeystaan Ayayna Kugula Dagaalamaayaan??

    Arrintaasna Waxaa Kuucadeeynkara!!
    Soomaali Galbeed “Ina Ileey Ayaa Soomaali La Dagaalamaayay.

    Jubooyin-kana (Axmed Madoobe) Ayaa Soomaali La Dagaalamaaya??

    Sidaas Darteed Waxaa Haboon In Talaabo Laga Qaado!! Siwadajir Ah Oo Ay Soomaaliyi Ku Baraarugto, In Wax Laga Qabato “Dadka Axmaaro Iyo Kenya”
    Ka Ammar Qaata, Iyo Jabhadihii Ay Sootababareen, Oo Ay Ugu Horeeyso Haraagii
    “Jabhadii (Cabdullaahi Yuusuf) Iyo Haraagii Jabhadii (Ina Ileey)

    Waa Nimanka Noocaas Ah Waxa Soomaali Laf Dhuun Gashay Kunoqday,
    Barabugaando Isku Dir Iyo Foowdo Ayay Soomaali Kuladhexjiraan, Gaaladana Way U Hiiliyaan!!

    Dhibaatadii Gumeysigii Reer Yurub Dhibkooda Ayaa Kabadan.

    Shaqadooduna Waa* Dhabarjabin Iyo Shirqool Iyo Xatooyo Iyo Cabsigalin Ay Leeyihiin (Kenya Iyo Itoobiya)
    Waa Dolado “Xoog Badan! Oo Soomaaliyu Lama Dagaalamikarto???
    *Waa Wallaaleheen Oo Waa Najecelyihiin??

    Dhaqaale’ Farabadan Ayaan Nirobi Iyo Adis Ababa Kuleedahay!
    Oo Waynaga Soocayrineeysaa??

    Muqdisho Yaanan Tagin!!
    Ee Nairobi Iyo Adis Ababa”
    Midkood Shirka Halaguqabto??

    Muqdisho Amaan Ma’ahan,
    Beesha Caalamku Hana Soodhexgasho.

    Dadka Warka Noocaas Ah Kuhadlaaya,
    Soomaaliyu Fiiro Gaar Ah Ha Uyeelato,
    Sababtoo Ah *Jiritaanka Nafta Iyo Maalka Iyo Diinataba Khater Ayay Kuyihiin,

    Waxaana Layiri *Tuugo Kula Taal Tabtaa Maweydo?? Oo Wey Kadhibaato Iyo Khatarb,Badanyihiin *Shisheeyaha??

  2. mahad says:

    Ilaahay caqliga iyo dadnimada ha kuu kordhiyo C/qani aamiin Baaraka Allah Fiik mahadsanid halkaa ka sii wad wacyigelinta ummada soomaaliyeed ilaa ay hurdada ka toosaan.

  3. alioday says:

    C/qani waxaad tahay neef xoola ah walee inaadan caqli lahayn ,adigoo kale waan naqaanaa oo waxaad tahay mooryaantii dalka bililiqaysatay ee dalku ka degiwaayey.imisa sanno ayaad bililiqo iyo fowdo kunoolay oo aad maalinba guri muwaadin soomaaliyeed leeyahay bililiqaysaneysay.adiga iyo kuwa ku caqliga ah waxay mudan yihiin in umada laga qabto islamarahaantaasna dhaqancelis la baro ileen fowdo iyo qalalaase ayaad ku soo korteene.waxaad u baahan tahay in lagu baro deegaanka aad asal ka soo jeedo.ha ku mashquulin deegaan rag kale leeyahay.mind your own business.jubbaland iyo ogadenia dadka iska leh ayey utaalaa ma aha mooryaan xunoo xoola ah inuu afka ku taago.calaacalka iyo oohinta mooryaantu ha iska socoto.ha iska cataawaan ilaa yowmul qiyaamaha.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Saciid Deni “Wax la yiraah waqti Kororsi kama dhici karo dalkaan, Soomaali waxay heshiis ku tahay afar sano”
- Sep 17, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la ...
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/372889296990352/
DAAWO:-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya oo Bogaadiyay Shirka hay’adaha Maareynta xuduudaha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/398265870889952/