Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

WARAYSI/ EX XILDHIBAAN CABDIBARE JIBRIIL,HOGAAN XUMADA DOWLADA FEDERALKA ,ISQABSIGA DOWLAD GOBOLEEDADA IYO FEDERALKA ,DIB U DHACA IYO BAARLAMAAN XUMADA, FARAGELINTA DOWLAD GOBOLEEDADA ISU DHIIBIDA DOWLADA ITOOBIYA

 Waraysigan oo Ex Xildhibaan Cabdibare Jibril  uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga hadlay Ex xildhibaan Cabdibare Jibriil,hogaan xumada dowlada federalka ,isqabsiga dowlad goboleedada iyo dowlada federalka ,dib u dhaca ku yimid Amniga  iyo baarlamaanka 10 aad oo gabay shaqadii ay lahaayeen  iyo laxisaabtan la’aanta dowlada, faragelinta dowlad goboleedada ay ku hayso doorashooyinka dowlad goboleedada,  isu dhiibida dowlada Itoobiya iyo dhamaan heshiisyadii dowlada Itoobiya lala galay oo aan marnaba Baarlamaanka iyo dadweynaha Somaliyeed lala wadaagin. I sagoo aad u  taageeray dadka mucaaradka dowlada ku ah arimaha ay ka hadlaan iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. mahad says:

    Midkani mucaaradnimada ayuu khalad u fahmay waa fiqiga reerka.

ad

Latest News

DHAGEYSO:-Saciid Deni “Wax la yiraah waqti Kororsi kama dhici karo dalkaan, Soomaali waxay heshiis ku tahay afar sano”
- Sep 17, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la ...
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/372889296990352/
DAAWO:-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya oo Bogaadiyay Shirka hay’adaha Maareynta xuduudaha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/398265870889952/