Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Mareykanka Oo Duqeyn Cusub Ka Fuliyay Sh/Hoose Iyo Khasaaro Ka Dhashay

Taliska Hawlgalka Milliteriga Maraykanka ee AFRICOM ayaa sheegay inay fuliyeen Duqeyn dhinaca Cirka ka fuliyeen Deegaanka Torotoorow ee Gobalka Sh/hoose, iyagoo taageero siinayey Ciiddanka DFS.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xarunta Dhexe ee AFRICOM ku leeyihiin magaalladda Stuttgart ee dalka Jarmalka ayey ku sheegteen inay bishan June 5-dii weerar duqeyn ah ka geysteen Deegaanka Toorotoorow, kuna dileen hal Dagaalame oo ka tirsan Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Qoraalka laguma sheegin haddii ay dad rayid ah ku geeriyoodeen ama ku dhaawacmeen duqeynta ka dhacay Deegaanka Torotoroow oo ka tirsan Gobalka Sh/Hoose.

Waxay kaloo sheegeen inay ku raad-joogaan warbixinadda ku aadan Natiijadda Duqeyntaasi.

Si kastaba ha ahaatee, Hay’addaha u dooda Xuquuqda Aadanaha waxay horey ugu eedeeyeen AFRICIM inay dad rayid ah ku dilaan duqeymaha Diyaaradaha ee ay ka fuliyaan gudaha dalka Somalia.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Saciid Deni “Wax la yiraah waqti Kororsi kama dhici karo dalkaan, Soomaali waxay heshiis ku tahay afar sano”
- Sep 17, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la ...
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/372889296990352/
DAAWO:-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya oo Bogaadiyay Shirka hay’adaha Maareynta xuduudaha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/398265870889952/