Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Faahfaahin ka soo baxaysa dil ka dhacay xalay magaalada Jowhar

Kooxo hubeysan ayaa xalay xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar ku dilay mid ka mid ah dhalinyarada magaalada Jowhar kaasoo lagu magacaabi jirey Cabdirashiid Xaaji Muxumad Sheekh Cali.


Rag bistoolado ku hubeesan ayaa dhowr xabo ku dhuftay C/rashiid Xaaji Muxumed oo kamid ahaa saraakiisha waaxda dabagalka Canshuuraha magaalada Jowhar.

Kooxdii dilka geystay ayaa la sheegay in ay baxsadeen, waxaana goobta uu dilku ka dhacay gaaray ciidamo ka tirsan booliiska magaalada Jowhar kuwaa oo sameeyay howlgalo baaritaano ah.

Dilka Allaha u naxarisitee Cabdirashiid Xaaji Muxumad ayaa ah kii ugu horeeyay ee noociisa oo kale ah oo ka dhaca magaalada Jowhar dhowrkii sano ee la soo dhaafay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU
DAAWO:-Saraakiil Caan ah oo loo soo xiray Ugaas lagu Dilay Kismaayo!!!
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/0ATMYKJtHgI