Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Ra’isulwasaarihii Ingiriiska Theresa May Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Inay Is Casishay

Ra’isulwasaarihii  dalka ingiriiska Theresa May ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqday in ay iska casishay xilka ra`iisal wasaarenimo ee dalka Britain iyo waliba hoggaaminta xisbigeeda konservative-ka.

May oo shir jaraa`id ku qabatay bannaanka hore ee deegaankeeda ama xafiiskeeda 10 Downing Street ayaa sheegtay in danta dalka ay ku jirto in r/wasaare cusub la magacaabo.

Warar hoose ayaa sheegaya in is-casilaadeedu la xiriirto fashil ay kala kulantay in ay baarlamaanka marsiiso islamarkaana ay ka dhaadhiciso heshiiskii Brexit ee Britain uga bixi laheyd Midowga Yurub kaas oo wali arrintiisa taagan.

Waxa ay sheegtay May in ay aad uga xuntahay in eysan ka miro dhali, heshiiskii Brexit oo ay saddex jeer isku dayday in ay Midowga Yurub la gaarto heshiis kala gurasho.

Ma cada wali sida ay wax u xallismi doonaan, waxaana ay Theresa May ay xilka ka dagtay xilli jahwareer iyo daganaansho la`aan siyaasadeed uu xisbigeeda ka dhex jiro.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo shaac baxayay warar sheegaya in May ay xilka iska casileyso.

Theresa May ayaa xilka r/wasaarenimo ee dalka Britain qabatay 11 July, sannadkii 2016-ka. ���)��

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU
DAAWO:-Saraakiil Caan ah oo loo soo xiray Ugaas lagu Dilay Kismaayo!!!
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/0ATMYKJtHgI