Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Jubbaland Oo booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.

Deeganadan oo kal hore laga saaray Kooxda Al-Shabaab ayuu Madaxweynahu sheegay in ay Ciidamadu shaqo wanaagsan ka qabteen dhawaana la bilaabi doono howlgalo Cusub oo lagu xoraynayo deeganada kale ee Gobolka.

Madaxweynaha ayaa inta uu halkan ku sugan yahay la kulmi doona Sarakiisha iyo Ciidamada Dawlad Gobaledka Jubbaland ee howlgalada ka wada deegaanadan.

Madaxweynaha waxaa socdaalkan ku weheliya Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Taliyaha qaybta afartan iyo Sadexaad guutada kow iyo Tobnaad iyo Sarakiil kale.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. mahad says:

    Faataa dhugleyntii ayaa bilaabatay neef gawracani geedo kama waabto bal adba.




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU