Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Trump Oo Billad Abaalmarin Gudoon siiyey Askari Horey U Dilay Arday Soomaaliyeed

Madaxweynaha Maraykanka ayaa waxa uu Billad ugu sarreysa Boliska dalkiisa guddoonsiiyey Askari lagu magacaabo Alan Horujko, kaasi oo horey u dialy Muwaadin Soomaali ah bishii November 28-dii ee sannadkii hore.
Marxuumka la dilay oo lagu magcaabi jirey C/risaaq Cali Cartan oo 18-jir ah, kaasi oo Arday ka ahaa Jaamacadda The Ohio State University.
Ardaygaasi ayaa la sheegay inuu 13 Arday oo ka mid ahaa Ardayda ay isla dhigan jireen Jaamacadda ku dhaawac Tooreey, halka uu qaar kalena jiirsiiyey gaarigiisa, ka hor intaan isaga toogasho lagu dilin

Muuqaal ay Dowlad-gobaleedka OHIO baahiyeen ayaa waxa uu muujinayaa iyadoo uu Askarta toogashada geystay sheegayo inuu cayrsaday C/risaaq Cali Cartan, kuna amray inuu iska dhigo Minida, balse uu isagu ku soo jeestay, kuna soo weerary Mindida, waa sida uu hadalka u dhigay
Askarigu waxa kale oo uu tilmaamay inuu toogasho ku dilay Ardaygii mindida ku hubesynaa, inkastoo Askari awoodi kara inuu Ardayga si xeelladaysan mindiga uga dhigo, loona baahnayn inuu qaato go’aanka uu sida fudud ugu dilay Ardaygaasi
Dhinaca kale, Munaasbadda uu Madaxweyne Trump xalay Abaalmarinta Biladda ku guddoonsiiyey Askariga lagu magacaabo Alan Horujko iyo 13 Askar oo kale waxaa lagu qabtay Aqalka Cad ee looga tlaiyo dalkaasi

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU
DAAWO:-Saraakiil Caan ah oo loo soo xiray Ugaas lagu Dilay Kismaayo!!!
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/0ATMYKJtHgI