Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Nin Isku Qarxin Lahaa Meel Munaasabad Ka Socotay Oo Gacanta Lagu Dhigay

Wararka Kaimanaaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Maanta lagu qabtay Nin isku qarxin lahaa Munaasabad ka socotay Magaaladaas
Guriceel ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabad loogu baroor diiqayay Askar Ahlusunna Waljameeca uga geeriyootay dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Galgaduud ay kula gashay dagaalamayaasha shabaab

Sidoo kale halka ay ka socotay Munaasabadda ayaa waxaa ku sugnaa Madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir,Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ahlusunna Waljameeca iyo Saraakiil Ciidan oo qeyb ka ah maamulka Galmudug

Ninkaas ayaa waxaa la arkay isaga oo xiray Jaakad,isla markaana gacanta ku watay waxyaabaha qaraxa,sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan maamulka Galmudug,iyagoona markii dambe ka hortegay oo si deg deg ah uga furay qaraxa ku xirnaa.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Ma Rubaa Mise Waasheeko Dhaqaale’ Laguraadinaayo?? Labaduba Waasuurtagal Laakiinse *Bisha Ramadaan Maanta 18 Ee Ma’ahan 17.

    Teedakale *Suufiyada Ciidamada Ciidamada Xabashi-da Ayay Caratuur U Ahaayeen, Oo KU Adeeganjiray Ee Xageebeey (Shuhaadaa) Ay Kunoqdeen?

    Sida Xaqiiqada Ah Not Suufiyada Ah
    Siyaasadeed Qarsoon! Oo Soomaaliweyn
    Kasoo Horjeeda Ayay (Guriceel Iyo Dhuusamareeb Kawadaan)

    Sababtoo Ah Soomaaliya Dhamaantiis
    Maalinkaliya Ayay Soomaan Iskumarna Way Ciidaan Laakiinse Kooxdaani Maalmo Gaar Ah Ayay Shacabka Kuqsbaan
    Ieey Ciidaan Maxay Tahahay Sababtu??

    Hadaba Kooxdaan Waa In Fiiro Gaar Ah Looyeesho, Halka Ay Kashiidaal Qaataan Iyo Mabda’a Ay Aaminsanyihiin!! Waxaa Hubaal Ah Ineeysan Soomaaliweyn Iyo Sunadeeda Minaba Aaminsaneeyn??.




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU