Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasiirka amniga puntland oo safar ku tagay gobolka sanaag

Wasiirka Amniga ee Maamulka Puntland Cabdi samad Maxamed Gallan iyo  Wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta waxaa ay gaareen Magaalada Badhan ee  gobolka Sanaag.

Waftiga ayaa waxaa qeyb ka ah taliyaha guud ee ciidanka ammaanka Puntland Sarreeye Gaas Muxuyadiin Axmed Muuse ayaa waxa ay hogaaminayeen ciidamo ka soo baxay  gobolka Bari ee Puntland.

Sababta ay ciidankan u tageen gobalka Sanaag ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay sidii ay ugu qayb qaadan lahaayeen difaaca gobolka Sanaag oo muddooyinkii ugu dambeeyey ay halkaasi ay dhaq dhaqaaq ka wadeen ciidamada Soomaaliland.

Duleedka deegaanka  Yubbe ee gobalka Sanaag ayaa hada waxaa isku horfadhiya Ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Meydadka Soomaali Oo La Gubay oo Laga Helay Kenya
- Sep 16, 2019
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa ku waramaya in kooxo hubeysnaa ay dileen afar ...
DHAGEYSO:-Faah Faahin:-Dil Ka Dhacay Magaalada Laascaanood
- Sep 16, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Nin ku hubeysnaa Bastoolad oo xalay gudaha ...
SAWIRRO:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay Xildhibaannada labada Gole ee ka soo jeeda Beelaha Hawiye
- Sep 16, 2019
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) ayaa xalay kulan ...