Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maleeshiyaadka Al Shabaab Oo Guulo Ka Sheegtay Dagaalkii Gedo

Al Shabaab ayaa guulo ka sheegtay Dagaal labadii malmood la soo dhaafay ka dhacay Duleedka Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.

War ay Al Shabaab ku faafiyeen barahooda internetka ayaa waxa ay ku sheegteen in Dagaalkaasi ay ku dileen askar ka tirsanaa Ciidamada Jubaland, waxaana   ka mid ah dadka ay Al Shabaab Geeridooda sheegteen Taliyihii Ciidamadda Sirdoonka Magaalada garbahaarey ee Gobolka Gedo, Cornel Siyaad Caga laab.

Dhinaca Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya  oo ka hadlay dagaalkaasi ayaa iyaguna waxa ay guulo ka sheegteen Dagaalka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada Dalka
- Jul 23, 2019
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray ...
DAAWO:-Gudigii Horumarinta Boosaaso oo dib xoriyadooda u helay.
- Jul 23, 2019
Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada ...
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo sheegay in Shirka la qaban doono Shanta Bisha Agoosto.
- Jul 23, 2019
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo u xilsaaran qaabkii xal waara loogagaari lahaa khilaafaadka ...