Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasiir mareeye oo jawaab kuluul ka bixiyay hadal ka soo baxay maamulka galmudug dhuusamareeb

Wasiirka warfaafinta ee dowladda soomaaliya ayaa jawaab adag ka bixiyay dhaliil uga timid maamulka galmudug garabka fadhiya dhuusamareeb wuxuuna si cad u sheegay in DFS ay markasta diyaar u tahay xalinta khilaafka ka dhex jira maamulka galmudug.

Wasiir maareeye ayaa beeniyay in madaxda Dowladda Somalia ayna ka jarin dhaqaalihii loogu talo galay galmudug in ay ka hesho dhanka dowladda

Hoos ka dhageyso codka wasiirka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada Dalka
- Jul 23, 2019
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray ...
DAAWO:-Gudigii Horumarinta Boosaaso oo dib xoriyadooda u helay.
- Jul 23, 2019
Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada ...
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo sheegay in Shirka la qaban doono Shanta Bisha Agoosto.
- Jul 23, 2019
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo u xilsaaran qaabkii xal waara loogagaari lahaa khilaafaadka ...