Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Xasan Sheikh oo Khudbad Xiiso Badan ka jeediyey MUQDISHO, Burburkii Somalia iyo Xaalada Maanta

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Khdubad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Munaasibad lagu Qabtay magaalada Muqdisho.

Ugu horayn wuxuu ka hadlay Muhiimada ay leedahay in Dhalinyaradda Soomaaliyeed ay Kobciyaan Garaadkooda, Iyagoo Badaniya wax Akhriska iyo Cilmi Baadhista Wuxuuna xusay inay ku xidhan tahay Himilooyinka Guusha ay doonayaan.

Hoos ka daawo muuqaalka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. mahad says:

    Ma dad ayaaba dhageysanaya Xasan Culusoow weli wallee Soomaali bakhtigeey cuntay maanta oo si xun u jabtay hadiiba dad aan ogahay weli soo hortaagnyihiin oo la dhegysanayo.




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...