Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Wafti Ka Socda Ha’yadda Unicef oo gaaray Dagmadda Garbahaarrey

Waxaana Garoonka Diyaaradaha ku Soo Dhaweeyey Waftigaan ka Socday Ha’yadda Unicef Maamulka Dagmadda Oo Uu Hogaaminayo Gudoomiye ku Xigeenka Magaladda GarbAhaarrey Mudane Aadan Siraad ,

Ujeedada Waftiga Hayadda Unicef Ee Maanta Gaarey Garbohaarrey , Ayaa ku Saabsaneyd Kormeer Ey ku Sameyeen Xarumaha Bulshadda Sida Goobaha Caafimadda ka NGO Yadda Ka Howl-Gelo Caasumadda Gobolka Gedo Ee Garbohaarrey Iyo Guud Ahaan Ba Ogaan Shaha Baahiyaha Deegaanka Bulshadda ku Nool ,

Waftiga Ayaa Gabagabadii Waxey kulan kula Yeesheen Xarunta Madaxtooyadda maamulka Degmadda Si Ey ooga Dhageystaan Baahiyaha Bulshadda Deegaanka

Waxaana u Sharaxey Gudoomiye ku Xigeenka Magaladda Garbohaarrey,
Aadam Siraad

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...