Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso; Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Thabit Cabdi oo Kahadaly Go’aankii lagu joojiyay Imtixaanka dowladda

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Thabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo Maanta ku began

Thabit Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan 15-ka May,isla markaana xusay in Maanta ay tahay maalin weyn gaar ah ku weyn Xisbiga Awoodda Shacabka,kaasi oo uu tilmaamay in xubnaha uu ku taagan ay yihiin dhalinyaro

Dhinaca Kale Thabit ayaa Kahadlay Go’aankii lagu joojiyay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare ee dalka iyo Banaanbaxdaydii Ardayda Soomaaliyeed

Waxaa uu sheegay in wixii ku dhacay Ardayda Soomaaliya ay ahaayeen Nasiib darro

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...