Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Hooyo Somaliyeed oo Taksiile ka ahayd Australia oo laga mamnuucay wadista gaadiidka

Haweeneydan  Soomaaliyed  oo lagu magacaabo Xaawo Add oo 69 jir ah ayaa laga mamnuucay Dareewalnimadda, kadib, markii lagu helay qaladaad badan oo Waddo-marista iyo cabasho ka timid Macaamiisha.

Sida uu qoray Wargeyska The Herald Sun  ee ka soo baxa dalka Australia

Haweeneydaasi oo ahayd Dareewal Taksiyadda ka dhex shaqeeya magaalladda Melbourne ee dalkaasi  ayaa la sheegay inay laga mamnuucay wadista gaadiidka, iyadoo lagu eedeeyey inay Rakaab Indhoole ah weydiisay inuu u tilmaamo  jihooyinka, iyo iyadoo aan wax tixgelin ah siinin Samafalayaasha Waddooyinka, gaar ahaan Nalalka Casaanka (Red Lights) iyo inay diiday inay lacag kaash ah qaadato, iyadoo Rkaabka weydiisata Lacagaha Karaarka Amaahda ee credit cards

Ma aha markii ugu horreysay ee Xaawo Add laga joojiyo wadista Taksiyadda, iyadoo markii ugu horreysy laga joojiyey sannadkii 2013-kii

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...