Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Gabar Soomaali 16 Sano Jir ah Oo Shaqo Adag Ka Qabatay Wadanka Norwey

Sumaya Shidane waa gabar soomaaliyeed oo 16 jir ah kuna nool Magaalada Ovrhalla ee gobolka Trøndelag. Waxay kamid tahay garsoorayaasha ciyaarta kubada cagta kooxaha dhalinyarada ee dalka Norway.

Sumayo ayaa warbaahinta u sheegtay in arrintaan ay ku dhalisay maadaama qoyska ay ka dhalatay aad looga xiiseeyo daawashada iyo ciyaarista ku badda cagta.

”Waxa igu dhaliyay walaalo badan ayaan leeyahay oo aad u jecel daawashada kubada cagta,waqti aan wada fiirsanaynay ciyaaraha champions league iyo premier league aan taageero kooxaha Barcelona iyo liverpool, markii dambe waxan iska fiirin jiray nimanka Albiitaraha ah sida ay firinbiga u foorinayaan sida ay u farsamaynayaan,ka dib waan raadiyay in ay gabdho leeyiihiin oo shaqadaas qaban karaan, maadaama an helay jaaniskan waan ka qeyb galay,go’aan kadib waxan qaatay koorso”sidaas waxaa BBC-da u sheegtay Sumaya”


Sumaya waxay ka soo muuqatay warbaahinta iyada oo xijaaban oo ku guda jirta shaqadii Garsooranimada oo markii u horeysay ay qabatay sanadkii 2018, waa shaqo adag oo u baahan firfircooni iyo faajignaan, Sumaya waxa u fududeeyay in ay orad ku dhamaysato garsoorka ciyaarta, hore ayay uga tirsanayd Atleticada oradka iyo boodada ciyaaraha kala duwan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...