Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Wasiir Goodax oo hadda kahadlay banaanbaxyadii Dhacay ” Wixii aanu aragnay arday ma ahayn “

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre,Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ah ku xigaha dhanka duqa ee maamulka iyo Maaliyada Mudane Xuseen Maxamed Nur iyo Kuxigeenka duqa dhinaca arrimaha Bulshada iyo wacygelinta Basma Caamir Axmed iyo Daladaha Waxbarasho ayaa kulan gaar ah kaga arinsaday Aqalka dowladda Hoose ee Xamar arrimaha la xiriira hakinta imtixaanadkii dowladda ee la baabi’iyay.

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in uu Maanta u tegay Arday badan oo Banaanbax ka dhan ah ahaa Go’ankii lagu joojiyay Imtixaankiii shahaadiga ahaa ka dhigay Muqdisho,waxaana Ardaydaas oo uu u tilmaamay in aysan aheyn aheyd.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...