Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ardayda dugsiyada sare oo banaan bax ka dhigay Muqdisho

Banaanbaxaan waxaa dhigay ardeyda dugsiyada Sare ee dalka,waxayna ka careysan yihiin go’aankii xalay kasoo baxay wasaaradda waxbarashadda ee ku aadanaa in la joojiyay imtixaankii Shahaadiga kadib markii ardeyda ay haleen qish sida wasaaradda sheegtay.

Ardayda ayaa ku dhawaaqayey erayo ka dhan ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Goodax Barre oo ay sheegayeen inaysan dooney,waxayna isugu tageen taalada daljirka daahsoon Degmadda Boondheere.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...