Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Shan Xisbi siyaasadeed oo ka hadlay sharciga doorashooyinka dalka

Qaar ka mid ah Axsaabta siyaasadeed ee dalka ayaa waxay kaga hadleen aratidooda ku aadan doorashooyinka dalka ka dhici doona, iyagoo soo jeediyay in doorashada dalka ka dhici doonta ay noqoto Hal qof iyo Hal cod.

Xisbiyada kala ah UPD, Ilays, NDP, Wadajir iyo NPP, ayaa War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay kaga hadleen xaalada siyaasadeed ee dalka, hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaran oo ay dhowaan ansixiyeen golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya iyo arimo kale oo ku saabsan doorashooyinka lagu wado in ay dalka ka dhacaan sanadka 2020ka.

Sidoo kale Xisbiyada waxa ay walaac ka muujiyeen in dowladda hada jirta ay sameysato muddo kororsi, iyagoo soo jeediyay in sharciga doorashooyinka ee Xukuumadda ansixisay in dib loogu noqdo lagana talo geliyo qeybaha bulshada iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka.

Hoos ka Akhriso War-warsaxaafadeedka Xisbiyada.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. mahad says:

    Xasan Culusoow iyo Xertiisii iga dheh




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...