Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Odayaasha Raggii lagu eedeeyay Dilka Caasha Ilyaas oo kasoo Horjeestay Xukunka Dilka

Odayaasha iyo Waxgaradka ay kasoo jeedaan Raggii Lagu Xukumay Inay Kufsadeen Caasha Ilyaas, kadibna dileen ayaa Xukunkaasi kasoo Horjeestay.

Iyagoo Warbaahinta kula hadlay deegaan Burtinle Waxay sheegeen inaysan ku Qanacsanahay Xukunka, Islamarkaana dadka la Xukumi karo Marka loo hayo Cadayn, Ama uu Qirto dambigaasi, waxayna Dhaqan Reer Galbeed ku sheegeen Baadhitanka la sameeyay ee DNA-ga, iyagoo xusay inaanu shareecada islaamka ku jirin.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. saida mohamed dahir says:

    asc.bal eega.dadka.jecel.sharciga duurka.ama.hawdka.say.u,egyihiin.nacala.shaydaan,kuyaala.maxishoodayaal.yaa,idinla.galaya.qabriga.shadaan mise.abuujaahil.badda.idin.cuntay.haday.idin.cuntana.idin,ma.soo,tufto.duf,kubaxa.wbt.

  2. amakaag says:

    shareecada haddaad rabtaan, mar hore baad shareecada ilaahay u hoggaansami lahaydeen. ((ash-shaahada la dirir, ash-shaahada la dirir dhalay))!.

    murtadiintii aad u xugun tagteena dil toogasho ah, bay idinku xukumeen, iyagoo waliba xugunkaas gaalo ku raalli galinaya!!.

    adduunka dil iyo ceeb iyo gaal raalli galintiis baad uga tageysaan, aakhirana, waxaad tageysaan adinkoo soo zineystey, oo murtad idin soo toogtay, oo waliba dilkiina gaal lagu soo raalli galiyey.
    nacallad haku dhacdo, kii zineystey, oo wax dilay, qaadiga daaguutka ah, ee shareecada ilaahay garab maray iyo murtadka dilka oofinaya.
    ilaahay ha u aar-gudo ilmihii la kufsaday, ee indhaha laga ridey, ee madaxa la bashuuqay, dabadeedna la mirjiyey.

    CADDAALADDA ILAAHAY BAAN SUGEYNAA, CID BAAJIN DOONTAANA MA JIRTO, MANA JIRI DOONTO.




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...