Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Warta Nabadda

Qaraxan oo ahaa mid Ismiidaamin ah ayaa waxa uu barqanimadii maanta ka dhacay xarunta degmada Warta Nabaddda ee gobolka Banaadir.

Sida ay dad goobjoogayaal ah warbaahinta u sheegeen  waxaa qaraxa fuliyay qof isa soo Miidaamiyay oo watay gaari nuuca raaxada ah.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku dhintay ku dhawaad 10 Qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan.

Dadka dhaawacmay ayaa waxa ka mid ah Cali Aadan Warsame oo ah xoghayaha maamulka degmada Warta Nabadda ee M/Muqdisho.

Qof goobjooge ah oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay,sida ay wax u dhaceen.

Dhinaca kale waxaa bubur xoogan uu soo gaaray xarunta degmada Warta Nabadda iyo dhismayaal ka agdhow halkaasi.

Qaraxa kadib ayaa waxaa goobta tagay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, balse ma jirto wax hadal ay ka bixiyeen qaraxaasi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...