Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qarax Hada Kadhacay Muqdisho

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,iyadoona uu ku Qarxay agagaarka Xarunta degmada Warta-nabada
uuro ayaa cirka isku shareertay qaraxa kadib,taasi oo laga arkayay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir
Ilaa iyo hada lama Oga Khasaaraha ka dhashay qaraxaasi ka dhacay Magaalada Muqdisho
waa Markii labad inta bisha Ramadaan lagu Guda jiro uu Qarax Kadhaco Muqdisho

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...