Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso:- Imtixaankii fashilmay ee Dowladda oo Dad Loo Xiray

Markii Ay Sobaxday in la musuq maasuqay,isla markaana Baraha Bulshada lagu faafiyey Imtixaanka dowladda Somaliya oo ay qaadeysay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa Wasiir goodax waxa uu ku dhawaaqay in gebi ahaanba Imtixaankii socday in la baabi’iyey oo la joojay
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre mashaacin tirada dadka loo xir xiray falkaasi,hayeeshee uu sheegay in dhawaan tallaabo laga qaadi doono,isaga oo sheegay in qishka Imtixaanka laga dhiibay goobo ka baxsan Magalada Muqdisho.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa Baraha bulshada waxaa lagu faafinayay maadooyin ka mid ah Imtixaanka ay qaadeysay Wasaaradda Waxbrashada Soomaaliya taas oo keentay in gebi ahaanba imtixaankii la joojiyo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...