Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Banaanbaxyo Muqdisho ka socda oo Looga Soo Horjeedo Go’aankii Lagu Joojiyay Imtixaankii Dowladda

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa hada socda banaanbaxyo ay dhigayaan qaar kamid ah Ardayda waxka barata Iskuulada ku yaalla Magaalada Muqdisho


Ardaydan ayaa ah kuwa sanad dugsiyeedkan dhameeystay dugsiyada sare ee dalka,isla markaana uu u socday imtixaankii shahaadiga ahaa oo ay qaadeysay dowladda,kaasi oo xalay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre uu ku dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay Imtixaankaas oo maalmahan ay Wasaaradda ka qaadaysay ardayda dugsiyada sare ee dalka

Ardayda ayaa ka cabanaya Go’aankii uu Wasiir Goodax uu ku joojiyay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee u socday muddo saddex maalin ah una harsaneyd laba maalin oo qura
Waxaana MudaharaadKu Ka socdaa Taalada Daljirka daahsoon ee degmada Boondheere,qeybo kamid ah Wadada Maka Al-mukarama iyo Wadada sodonka ee Magalaad Muqdisho

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...