Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciidamo iyo Dad Rayida oo Lagu Dilay Iska Horimaad Ka Dhacay Khartuum

4 qof oo rayid ah iyo Gaashaanle ka tirsan Milliteriga dalkaa ayaa lagu dilay Iska horimaadkaasi oo dhacay saacado kadib, markii ay Golaha Milliteriga ee maamula Talada dalkaasi iyo Hoggaamiyayaasha Dibadbaxayaasha heshiis ka gaareen Nidaamka Kala-guurka
Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay weerareen Ciiddan iyo Dibadbaxayaal ku sugnaa duleedka Xarumaha Dhexe ee Taliska Milliteriga ee magaalladda Khartuum

Telefishinka Dowladda Suudaan ayaa waxaa uu sheegeen in iska horimaadkaasi lagu dilay 5 qof, laguna dhaawacay 15-kale o oqaarkooda ay xaalladooda aad Caafimad aad Loga Dayrinaayo
Dhinaca kale, Golaha Milliteriga ee haya Talada dalkaasi ee TMC iyo Isbahaysiga Xorriyadda iyo Isbedel-doonka ayaa la filayaainay maanta Kulan ka yeeshaan Awood-qeybsiga Milliteriga iyo Rayidka iyo muddada Xilliga Kala-guurka ee Doorashooyinka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...