Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Mas’uul hore oo lagu dilay Muqdisho

Rag Bastoolado ku hubeysanaa ayaa waxa ay dileen Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Amniga iyo Siyaasada ee Degmada Boondheere, kaas oo lagu magacaabi jiray Cali Hilowle Cali Dheere

Dilka ayaa la sheegay in Guddoomiye ku-xigeenkii hore loogu geeystay xili uu ku sugnaa meel u dhaw isgooyska Boondheere,waxaana la tilmaamay in raggii dilka ka dambeeyay ay goobta ka baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray halka uu dilka ka dhacay,waxa ayna goobta ka sameyeen howlgal kooban,inkasto aysan cidna u soo qaban Dilka Ciidamadu.
Marxuumka geeriyooday ayaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Degmada Boondheere, waxa uu ahaa xiligii degmadaas uu Guddoomiye ka ahaa C/llaahi Xiris Wardheer,isla markaana Duqa Muqdisho uu ahaa Maxamed Axmed Nuur (Tarsan),balse hadda ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...